Faahfaahin ka soo baxaysa diyaarad siday dalxiisayaal oo ku burburtay Kenya
Faahfaahin ka soo baxaysa diyaarad siday dalxiisayaal oo ku burburtay Kenya
Homepage   /    technology   /    Faahfaahin ka soo baxaysa diyaarad siday dalxiisayaal oo ku burburtay Kenya

Faahfaahin ka soo baxaysa diyaarad siday dalxiisayaal oo ku burburtay Kenya

News Desk 🕒︎ 2025-10-29

Copyright oodweynemedia

Faahfaahin ka soo baxaysa diyaarad siday dalxiisayaal oo ku burburtay Kenya

Tuesday, October 28 2025 Breaking News Fadeexad Hore oo Soo Shaac Baxaday Cidii Xaraashtay Oo La Ogaaday Wasiirka Socdaalka Sweden oo lagu eedeeyay musuq la xiriira lacag la siiyay Dowladda Soomaaliya Madaxwayne Gaashaamo Iyo Xarshina Way Ku Sugaysa”Xildh Maxamed Abiib Iyo Dawlad Degaanka Somalida “Waanu Ognay Kuwa Bulshada Kicinaya Haday Joojin Wayaan Cidii Banka Wajaale Ka Hor Timaada Sharciga Kabihii Ayaa Nagaga Dhamaday Xafiiskaga”Beel Kamida Ciise Muuse Oo Luuqadii Ugu Adkaydna Madaxwayne Duufaantii ugu xoogganayd abid oo ku wajahan Jamaica iyo cabsi laga qabo 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐛𝐮𝐮𝐭𝐢 𝐮 𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐲𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 “Lacagaha dadka lagaga qaado Cisbitaalka Guud, Wakaaladda Biyaha ee Hargaysa iyo Madbacadda. Faahfaahin ka soo baxaysa diyaarad siday dalxiisayaal oo ku burburtay Kenya Abaaro ku dhuftay Puntland iyo nolosha dadka oo xaalad halis ah maraysa Random Article Log In Search for English News Search for Faahfaahin ka soo baxaysa diyaarad siday dalxiisayaal oo ku burburtay Kenya News DeskOctober 28, 2025 1 minute read Diyaarad siday 12 qof ayaa ku burburtay degmada Kwale ee gobolka xeebta ee dalka Kenya. Agaasimaha guud ee hayadda duulista rayidka ee Kenya Emile Arao, ayaa xaqiijiyay in diyaaradda oo lambarkeedu ahaa 5Y-CCA, ayna siday dad dalxiis u socday oo ku sii jeeday Kichwa Tembo oo ka tirsan gobolka Maasai Mara, iyadoo ka timid Diani ka hor inta aysan dhicin. Waxaa dhintay dhamaan dadkii saarnaa diyaaradda oo ahaa 12 qof, waxayna ahaayeen dad dalxiis ugu jeeday Maasai Mara oo inta badan loo dalxiis tego. Sawirro iyo muuqaallo laga soo qaaday goobta ayaa muujinayay diyaaradda oo gubaneysa. Weli lama oga halka ama waddamada ay ka soo kala jeedaan, balse dhamaantood waxay ahaayeen dad ajnabi ah oo dalxiis u yimid. Lama oga sababta ka dambeysay shilkan, waxaana durba goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa booliska iyo kuwa gurmadka deg degga ah. News DeskOctober 28, 2025 1 minute read Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Messenger Messenger WhatsApp Telegram Share via Email Print Related Articles Fadeexad Hore oo Soo Shaac Baxaday Cidii Xaraashtay Oo La Ogaaday October 28, 2025 Wasiirka Socdaalka Sweden oo lagu eedeeyay musuq la xiriira lacag la siiyay Dowladda Soomaaliya October 28, 2025 Madaxwayne Gaashaamo Iyo Xarshina Way Ku Sugaysa”Xildh Maxamed Abiib Iyo Dawlad Degaanka Somalida October 28, 2025 “Waanu Ognay Kuwa Bulshada Kicinaya Haday Joojin Wayaan Cidii Banka Wajaale Ka Hor Timaada Sharciga October 28, 2025 Wararkii u Dambeeyey Fadeexad Hore oo Soo Shaac Baxaday Cidii Xaraashtay Oo La Ogaaday October 28, 2025 Wasiirka Socdaalka Sweden oo lagu eedeeyay musuq la xiriira lacag la siiyay Dowladda Soomaaliya October 28, 2025 Madaxwayne Gaashaamo Iyo Xarshina Way Ku Sugaysa”Xildh Maxamed Abiib Iyo Dawlad Degaanka Somalida October 28, 2025 “Waanu Ognay Kuwa Bulshada Kicinaya Haday Joojin Wayaan Cidii Banka Wajaale Ka Hor Timaada Sharciga October 28, 2025 Kabihii Ayaa Nagaga Dhamaday Xafiiskaga”Beel Kamida Ciise Muuse Oo Luuqadii Ugu Adkaydna Madaxwayne October 28, 2025 Duufaantii ugu xoogganayd abid oo ku wajahan Jamaica iyo cabsi laga qabo October 28, 2025 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐛𝐮𝐮𝐭𝐢 𝐮 𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐲𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 October 28, 2025 “Lacagaha dadka lagaga qaado Cisbitaalka Guud, Wakaaladda Biyaha ee Hargaysa iyo Madbacadda. October 28, 2025 Faahfaahin ka soo baxaysa diyaarad siday dalxiisayaal oo ku burburtay Kenya October 28, 2025 Abaaro ku dhuftay Puntland iyo nolosha dadka oo xaalad halis ah maraysa October 28, 2025 © Copyright 2025, All Rights Reserved | Oodweyne News | Designed by Raasamaal Technology Facebook Twitter LinkedIn Reddit Skype Messenger Messenger Facebook Twitter Messenger Messenger WhatsApp Telegram Back to top button Search for: Search for Search for Forget? Remember me Adblock Detected Please consider supporting us by disabling your ad blocker

Guess You Like

China’s poverty alleviation inspires visiting African officials
China’s poverty alleviation inspires visiting African officials
YINCHUAN, | Xinhua | Despite t...
2025-10-30
ZCDC records 4,5 mln fatality-free shifts  
ZCDC records 4,5 mln fatality-free shifts  
Subscribe Today Sunday, Oct...
2025-10-28